Yaqbiriweyne
id:
yaqbiriweyne-169-17113727
title:
Yaqbiriweyne
text:
Yaqbiriweyne is town located in the Lower Shabelle region of Somalia. Yaaqbiriweyne waxaa ay leedahay suuqa ganacsiga uguweyn shabeelaha hoose kaasoo looga kalayimaado Degmooyinka kala duwan ee Sh/Hoose iyo magaalada Mogadishu ooah caasimadda dalka. Yaaqbiriweyne wax ay leedahay gudoomiye iyo gudoomiye kuxigeen iyo gole deegaan kaasoo ay dhisteen shacabka daga halkaasi. Sanadihii udambeeyey yaaqbiriweyne waxaa aad umaalgeshtay beelaha dega ee geeljecel,iyadoo laga hirgeliyey ceelal biyood iyo ko
brand slug:
wiki
category slug:
encyclopedia
description:
Town in South West, Somalia
original url:
https://en.wikipedia.org/wiki/Yaqbiriweyne
date created:
2021-09-26T02:59:23Z
date modified:
2024-08-31T17:07:21Z
main entity:
{"identifier":"Q108857080","url":"https://www.wikidata.org/entity/Q108857080"}
image:
fields total:
13
integrity:
15